Wadooyinka Magaalada Mogadishu Oo Saakay Xiran

Somalia news

Wararka naga soo gaaraya magaalada Mogadishu ayaa sheegaya in Ciidamada Amaanka Dowladda ayaa saaka xiray wadooyinka Halbowlaha ah ee Magaalada, iyadoo Ciidamadaan ay u diidayaan in Gaadiidka noocyadiisa kala duwan ay isticmaalaan…

Waddooyinka xiran ayaa waxaa ka mid ah Isbitaalka xooga, Sheekh Cali Suufi, Isgoyska Banaadir, Soobe, Lambar afar (KM4) iyo Wadada 21 Oktoobar, ilaa hadda lama yaqaano sababta inkastoo 9-ka bishan ay ku beegan tahay maalinta ay dhaceydo Xaflada Caleema saarka Madaxweynaha ayna ka soo qeyb geli doonaan Madaxweynayaal iyo marti sharaf kale.

193350cookie-checkWadooyinka Magaalada Mogadishu Oo Saakay Xiran