Xildhibaano Taageersan Madaxweynaha oo loo xulay Pan-African Parlament

Somalia news

Faahfaahin ayaa laga helayaa Xildhibaanno ka tirsan Golaha l Baarlamaanka Federaalka Somalia ayaa loo dhaariyay ka mid noqoshada Pan African Parliament, iyagoo ka howl geli doona Xarunta magaalada Midrand, (Johannesburg) South Africa….

Xildhibaanadaan ayaana ku meteli doona Pan African Parliament Jamhuuriyadda Federaalka Somalia, waxaan dhawaan u magaacabay Xildhibaanadaan wakiil uga noqdaan Pan African Parliament. Gudoomiyaha Baarlamaanka, isagoo oggolaasho ka gelay Villa Somalia.

Xubnaha Xukdhivaanada BJFS ee loo dhaariyay Pan African Parliament oo ah 4 Xildhibaan, ayaa saddex ka mid ah yihiin xubno aad ugu dhow Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud, halka Aadan Saransoor oo xubnahan kamid ah uu ka socdo dhan Guddoomiye Aadan Madoobe.

222570cookie-checkXildhibaano Taageersan Madaxweynaha oo loo xulay Pan-African Parlament
Malabow

Mr.Malabow is a Senior Writer and Editor at the Strategic Intelligence, Specializes in writing intelligence reports, geopolitics, military intelligence and organize crime reports.

http://diinah.com