Banaanbax Balaaran Oo Laga Abaabulaayo Muqdishu

Somalia news

Macluumaad hordhaca ah ayaa laga helayaa Banaanbax Balaaran oo hada qabanqaabadiisa ka socotaa Degmada Yaaqshiid, Suuq Bacaad, Isgoyska 4-at Jardiino, Sanca, Isgoyska Siinaay, Towfiiq iyo Fagax….

Banaanbaxyadaan ayaa looga soo horjeeda Maamulka Fashilmay Ee Farmaajo oo ku guuldareystay inuu Dalka ka hirgeliyo Guddiyo Doorsho oo wadar oggol ah, isagoo qorsheystay inuu boobo Doorashada.

#Wixii ku soo kordha La Soco#

82120cookie-checkBanaanbax Balaaran Oo Laga Abaabulaayo Muqdishu