Hogaanka Xasan Sheekh Oo ku Laba Sano Jirsaday Qalalaase Siyaasadeed, Qorshe xumo & Boob Dhul..

Tan iyo markii loo doortay Madaxweynaha Dowlada Federaalka Mr.Xasan Sheekh 2-sano ka hor ayaa Muwaadiniin badan oo Soomaaliyeed ay aamisan yihiin inuu Tala xumadiisa uu Dalka u horseeday, qalalaase Siyaasadeed, Qorshe xumo Dagaal gelin, Boobka Dhula*** SII AKHRI ***

Miyeey Xal Waara Ka Gaari karaan Waxgaradka iyo Odayaasha Beesha Dhibaatada Maleeshiyaadka Xawaalde..

Inkastoo Hogaanka Hirshabelle ku fashilmeen iney xakameeyaan Kacdoonada hubeysan ee Maamulkooda looga soo horjeedo, hadana waxaa dhinac kale la sheegay in Agaasimaha Hey’adda NISA oo ku sugan magaalada B/weyne uu ka wadaa Kulamo lagu dardar galina*** SII AKHRI ***

Dhacdooyinka Argagax leh ee Anooyinka Xambaarsan Ee Gobolada Dhexe & Dareen La’aanta Dowlada Federaalka…

Maamulada Galmudug & Puntland ayaa farta lagu godaa iney u nugul yihiin amni darrada horseeda iney kordhaan isku dhacyada Beelaha, hoos u dhaca Argagixiso la dirirka iyo Abaabulada kooxaha Burcad badeedka, Tahriibka, ka Ganacsiga Hubka sharci da*** SII AKHRI ***