Maamulka Puntland oo Siideysay 15-Maxaabiis ka soo Jeeda Somaliland..
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Garoowe ayaa sheegaya in Maamulka Deni uu sii daayay 15-Maxaabiis ah oo ay ka wada qabteen Xoogagooda iyo kuwa Masmulka SSC-Khaatumo, Maleeshiyaadka Beesha Isaaq dagaalkii ka dhacay degaanka Goojacadde ee sanadkii *** SII AKHRI ***