Maxaa ka Run ah in Magaalada Baydhabo La Weeraray Hoyga Xildhibaan Federaal ah & Sababta..
Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee Gobolka Bay ayaa sheegaya in Koox Hubeysan ay Weerar ku qaadeen Hoyga uu ka degan yahay Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Somalia, iyadoo lasheegay in mid ka mid ah Ilaalada guriga la jir-dil*** SII AKHRI ***