Ma Dhabaa in 4-Cutub ee Hore Dhawaan la Ansixin Doono & Mucaaradka oo ka Quustay Hor istaaga Howsha Socota…
Dooda ka socota Baarlamaanka Somalia ee la xiriirta wax ka bedelka Dastuurka oo haatan maraaya Cutubka 4-aad, iyadoo la isku raacsan yahay inuu yahay kan ugu xasaasin, waxaa ku jira Arrimaha isbedelka Heykalka Dowladnimada guntiisu tahay in laga guu*** SII AKHRI ***