Madaxweynaha Oo Safarkiisii 6-aad Ugu Ambabaxay Dalka Eritrea..
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Xasan Sheekh ayaa safarkiisii 6-aad ee shaqo ugu ambabaxay Dalka Eretrea oo ay tababar ku qaadanayaan qaar ka mid ah Ciidamada Xooga Dalka, Madaxweynaha ayaa dhiggiisa dalkaas Afwerki kala hadli doono iskaashiga ka d*** SII AKHRI ***