Ma Dhabaa in Ethiopia ay Ka Fikireyso iney ka Laabato Heshiiskii Ay la Gashay Maamulka Waqooyiga ee Somaliland..
Sida laga soo xigtay ilo wareedyo loo qaateen ah Maamulka Abiy ee Addis abeba ayaa ka fekeraaya sidii uu meesha uga saari lahaa Heshiiskii Is-fahamka ahaa er bilowgii Sanadkaan uu la saxiixday Maamulka Gooni goosadka ee Waqooyiga Somalia, kadib mark*** SII AKHRI ***