Ethiopia oo loogu Baaqay iney Joojiso Hubka, Tababarada & Rasaasta ay Ku Taageerto Maamulka Waqooyiga Somalia..
Sanadkii hore, Maamulka Addis abeba oo wakhti badan geliyeen sidii loo soo afjari lahaa colaadda ka aloosnaa Gobolka Sool, inkastoo lagu eedeeyay iney Hub iyo Rasaas si qarsoodi ah u siiyeen Maamulka ka dhisan Waqooyiga Somalia, ayaan darrase heshii*** SII AKHRI ***