Mareykanka Oo 4-Dal Ka soo Qaadaya Bishii 30,000 Oo Qaxooti..
Garsoore Federaali ah oo fadhigiisu yahay Gobolka Texas ee dalkan Maraykanka taageeray qayb ka mida siyaasadda Madaxweyne Biden ee ku doonaayo inuu qaxooti cusub kaga keeno illaa 4-Dal, hase ahaatee ay si aada uga horyimaadeen Gobollada ay maamulaan*** SII AKHRI ***