Ciidamada Turkiga ee Sadat & kuwa Gorgor oo laga soo Dejiyay Mogadishu..
Macluumaad ayaa laga helayaa 500 oo Ciidamada Gorgor ka tirsan ayaa dib looga soo celiyay Tababrkii ay ku qaadanaayeen Xeryaha Tababarada Ciidamada Turkiga ee Magaalada Isparta, si loo xoojiyo Amaanka Dalka, waxaana soo daabulaaya tiro Diyaaradaha (*** SII AKHRI ***