Burcad Badeed ka soo Jeeda Puntland Oo Doono Kaluumeysi Afduubatay..
Wararka naga soo gaaraya degaanada Maamulka gooni socodka ah ee Puntland ayaa sheegaya in bilihii ugu dambeeyay ay kordheen falalka kooxaha Burcad badeedka ku afduubanayaan Doonyaha Kaluumeysiga, iyadoo Maamulka Deni lagu eedeeyay inuu ka gaabiyay x*** SII AKHRI ***