Xogta Qaraabo-Kiilka Dowlada:- Wasiirkii 3-aad oo Shaqaaleysiiyay Xigtadiisa
Iyadoo ay soo balaaraneyso Eexda iyo Qaraabo-kiilka Maamulka Xasan Sheekh, ayaa waxaa soo shaac baxaaya in Wasiirka Amniga Dowlada Federaalka Maxamed Sh. Doodish lagu eedeeyay inuu qortay Shaqaale ahaan Qaraabadiisa, isla markaasna noqday Wasiirkii *** SII AKHRI ***