Sirdoonada Reer Galbeedka & kuwa Carabta Oo Somalia Weydistay Xogaha Argagixisada…
Macluumaad sirdoon ayaa daaha ka rogaaya in tiro Badan Saraakiil Sirdoon oo kuwa Reer Galbeedka iyo Carabta ayaa Dowlada Somalia weydistay Xogo dheeraad ah oo la xiriirta Ajaaniibta kooxda Argagixisada Daacishta ee lagu dilay Dagaalka Buuraha Calmis*** SII AKHRI ***