Ma Dhabaa in Saraakiil hore Lagu Eedeeyay Musuqmaasuq iyo Dhac..
Ilo wareedyo loo qaateen ah ayaa sheegaya in Kooxda Baarista Dembiyada Musuqmaasuqa ay diirada saareen Mas’uuliyiin Xilal kala duwan ka soo qabtay Maamulkii Farmaajo/Kheyre, kuwaasoo lagu eedeeyay iney lunsadeen Dhaqaale tiro badan… Liiskaan *** SII AKHRI ***