In ka badan 1.2 Millions Neef oo Xoolo ah ayaa Dalka laga dhoofiyay…
Warbixin ay Wasiirka Xannanada Xoolaha soo saartay ayeey ku faah-faahisay tirada Xoolaha sanadkaan Somalia laga qaaday si loo gowraco Ciiddul-Adxaa ayaa sheegay in dalka laga dhoofiyay in ka badan 1.2 Milyan oo Neef, iyadoo loo raray Dalalka Khaliij*** SII AKHRI ***