Ma Dhabaa in Saraakiil ka Tirsan Paramiliteriga Russia ay gaareen Degaanada Puntland
Macluumaad dheeraad ayaa laga helayaa koox ka tirsan Paramiliteriga “Wagner” ee ka dhisan Dalka Russia ayaa si qarsoodi uga degay Degmada Caluula, iyadoo ilaalo xoogan ay ka hayaan Ciidamada Madaxtooyada Puntland kuwaasoo u kuur galay dhul ay u *** SII AKHRI ***