Ma Dhabaa in Gudoomiyaha Baarlamaanka S/Land oo is casilaya iyo loolan ku bilaawday Kursigiisa.
ilo wareedyo loo qaateen ayaa Warsidaha Diinah.com news u xaqiijiyay in dhinacyo kala duwan ee Siyaasada ay culeys ku saarayaan Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Maamulka Somaliland Cabdirisaaq Khaliif oo ah Mas’uulkii ugu mansab sareeyey ee kasoo jeed*** SII AKHRI ***