Duqa Mogadishu Oo Lagu Eedeeyay inuu Qorshe Dhaqaale ku Weydistay Shirkado..
Warbixin xasaasi ah ayaa daaha ka rogeysa in Guddoomiyaha Gobolka Benadir Yuusuf (Madaale), lagu eedeeyay inuu wado qorshe uu dhaqaale baad ah uga rabo iney bixiyaan Shirkado horey Qandaraasyo uga heystay Maamulka Gobolka… Wararka ayaa sheegay *** SII AKHRI ***