Doorashada Turkiga: Haddii Isbedel dhaco Saameyn ma ku yeelan doonaa Xiriirka Somalia..
Maalinta Axadda ee 28-ka bisha May 2023, waxaa Turkiga laga qabanayaa wareeggii labaad ee doorashada Madaxweynennimo. Waxaa ka qeybgelaya dad gaaraya 60 milyan oo codbixiyaal ah, iyadoo Tartamayaasha Doorashada ay ku guda jiraan Ololahooda doorashad*** SII AKHRI ***