Maamulka Hawada Dalka Oo Sheegay iney Sare u Qaadeen Dakhliga ka soo Xarooda Duulimaadyada Hawada..
Hay’adda Duulista iyo Hawada Somalia ayaa sheegtay in dakhliga ka soo xarooda duulimaadyada hawada uu aad u kordhay tan iyo markii hawada Dalku la soo gaarsiiyay bishii Janaayo heerka A. In ka badan 500 oo duulimaadyo caalami ah ayaa isticmaala*** SII AKHRI ***