Ma Dhabaa in Wasiirka 1-aad ee Dowladda Federaalka Uu Safar ku tegaayo Dalka Indonesia..
Macluumaad hordhac ah ayaa muujinaaya in Wasiirka 1-aad ee Dowladda Federaalka Mr.Xamse Cabdi Barre ayaa ka fel celiya sida uu u xiiseynaayo inuu safar shaqo ku tago Dalka Indonesia si uu u xoojiyo Xiriirka Labada Dal sida ay Daabacday Mi’rj News *** SII AKHRI ***