Maamulka Gobolka Benaadir Oo lagu Eedeeyay iney Goobo Fasaxaan Halka Xarun Kaliyah Xiraan..
Todobaadkii ugu dambeeyay ayeey Maamulka Gobolka Benadir Olole ku qaadeen Goobo Ganacsi oo ay ku eedeeyeen iney Faafiyaan Dhaqan xumo, iyagoo dib u fasaxay ilaa 10-xarumood oo dhawaan howlgal lagu qaaday lagu xiray… Dad badan ayaa la yaabay in *** SII AKHRI ***