Ma Dhabaa in Danjirihii Somalia ee Qaramada Midoobay La Bedelay..
Macluumaad dheeraad ah ayaa laga helayaa Isbedelo Villa Somalia ay wado kuna aadan sidii Xilalka looga xayuubin lahaa Danjirayaashii uu magacaabay Maamulkii hore ee Farmaajo iyadoo lagu bedelaayo kuwo taageeraan Maamulka Damu jadiid iyo Daljir.. *** SII AKHRI ***