Dalalka Badan oo kuwa Qaarada Yurub ku jiraan ayaa Macaash Badan ka Sameeya Xeebaha Somalia
Warbixino hordhac ah ayaa muujinaaya Dalal badan oo ay ku jiraan kuwa Qaarada Europe ayaa lagu eedeeyay iney sharci darro ah uga Kaluumeysta Xeebaha Somalia, waxeyna u soo diraan Maraakiib Jiraaf ah iyo Qaboojiyayaasha leh, kuwaasoo muddo todobaady*** SII AKHRI ***