Dowlada Sudan Oo Cabasho dhan ka ah Maamulka Puntland u gudbisay Dowlada Somalia..
Dowlada Sudan ayaa cabasho diblomaasiyadeed ugu gudbisay Dowladda Federaalka, taasoo ku aadan in Maamulka Puntland uu si dadban u caawiyo Maleeshiyaadka Rapid Support oo lagu eedeeyo gabood falo ka dhan ah Dadka Rayidka, Dambiyo dagaal iyo Xadguduby*** SII AKHRI ***