Dhisme Guri Oo Dumay Ayna ka Dhasheen Khasaare..
Faahfaafin dheeraad ah ayaa laga helayaa Shaqaale Muruq-maal ah oo dhisaayay Guri cusub oo ku yaal Degmada Howlwadaag gaar ahaan Suuqa Bakaaraha, burburkaan oo ka dhasheen khasaare dhimasho iyo dhaawac soo gaaray Shaqaalihii Xoogasatada ee ka shaqey*** SII AKHRI ***