Ma Dhabaa in Tiro Xildhibaano ah Oo Congress-ka USA ay Doonayaan in Ciidamada Mareykanka Laga soo Saaro Somalia
Ilo wareedyo loo qaateen ah ayaa tilmaamaya in koox tiro yar oo ka tirsan Xildhibaanada Jamhuuriga ee Aqalka hoose ay ku cadaadinayaan Afhayeenka Kongareeska Maraykanka iyo koox Xisbigiisa Republican ah in la abaabulo Mooshin deg deg looga soo saara*** SII AKHRI ***