Weerar Duweyn ah Oo Lagu Beegsaday Kooxda Daacishta Somalia Kana dhacay Buuraleyda Puntland
Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa weerar duqayn ah oo dhan ka ah Maleeshiyaadka Argagixisada ah ee Daacish ayaa saacadihii la soo dhaafay ka dhacday buuraleyda Calmis ee Gobolka Bari, sida ay sheegay ilo wareedyo loo qaateen ah iyo Dadka Degaanka.*** SII AKHRI ***