Maamulka Hargeysa Oo Hoos u Dhac Dhaqaale soo Wajahday, Sababtayna In Gunooyinkii la Bixin waayo..
Warbixino hordhac ah ayaa tilmaamaya in Maamulka Somaliland uu soo food saaray hoos u dhaca dhaqaale, kaasoo sababay in la bixin waayo Gunooyinkii Wasiirada iyo Shaqaalaha, kadib markii dhaqdhaqaaqa Dekeda Berbera iyo Isbaarooyinkii Dakhliga ka soo *** SII AKHRI ***