Ma Dhabaa In Khilaaf Xoogan Soo Kala Dhex Galay Laamaha Sharci Dejinta & Garsoorka
Waxaa ka dhex qarxay khilaaf xoogan oo u dhaxeeya Gudoomiyaha Maxkamada Sare, Xeer-ilaaliyaha guud oo dhinac ah iyo Guddiga Baraalamaanka ee Garsoorka, Arimaaha Diinta iyo Cadaaladda kaasoo u xuub-siibtay Mooshin dib u eegis xil oo Guddiga Joogtada *** SII AKHRI ***