Kooxda Shababka Oo Weerar ku qaaday Degaanka Masagawaay ee Gobolka Galguduud..
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal xoogan oo aroorninadii hore ee saakay ka dhacay Degaanka Masagawaa ee gobolka Galgaduud, kaasoo u dhexeeyay Ciidamada Dowlada oo kaashanaya kuwa Dadka Degaanka iyo Maleeshiyaadka Argagixisada Shababka*** SII AKHRI ***