Boliiska Kenya Oo Xabsiga u Taxaabay Siyaasi u Dhashay Dalka Sudan & Sababta ka Dambeysa..
Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa howlgal ay fuliyeen Xoogaga Amaanka Dalka Kenya kunq qabteen Siyaasi u dhashay Dalka Sudan isla markaasna Madax ka ah Ururka SPLM-RDC (Sudan People’s Liberation Movement Revolutionary Democratic Current), kaas*** SII AKHRI ***