Ma Dhabaa in Maleeshiyo-Beeleed Puntland Gadoodsan ay Jareen Xargaha Internet-ka Golis & Sababta..
Macluumaad dheeraad ah ayaa laga helayaa Howlgal carqaladeyn ah oo ay fuliyeen Maleeshiyo beeleed hubeysan oo gadoodsan kuwaasoo la sheegay iney habeen hore la wareegeen Xarumaha shirkadda Golis ee ku yaalla Degmada Burtinle ee Puntland.. Wararka*** SII AKHRI ***