Siyaasiyiinta Mucaaradka oo ka Digay Boobka iyo Xaraashka Dhulalka Danta Guud ee Dowladda..
Qoraal ay soo saareen Qeyb ka mid ah Kooxda Mucaaradka Dowladda Federaalka ee fadhigoodu yahay Magaalada Mogadishu, ayaa uga digay Ganacsatada iyo Shirkadaha iney iibsadaan Dhulalka ay Hogaanka fashilmay ee Villa Somalia ku hayo Dhulalka danta guud *** SII AKHRI ***