Soomaali Dukaamadoodii Ganacsiga lagu Boobay Dalka Mozambique & Sababta..
Wararka naga soo gaaraya Dalka Mozambique ayaa sheegaya in Soomaalida ku nool Magaalooyinka iyo Tuulooyinka dalkaasi iney la kulmeen Dhac Bililiqo iyo Boob oo loo geysatay meheradahoodii ganacsiga, kadib markii ay dhaceen Banaanbaxyo Rabshado wata..*** SII AKHRI ***