Xoogaga Amaanka ee Maamulka Hargeysa Oo Afduub u Geystay Wadaad.
Wararka naga soo gaaraya magaalada Hargeysa ee Maamulka Gooni goosadka ayaa sheegaya in qeyb ka tirsan Xoogaga Amaanka ay afduubteen Wadaad ka mid ah Culimada ku nool degaanada Maamulka Somaliland ee sida weyn uga hadla Cadaalad darada & Dulmiga*** SII AKHRI ***