Ma Dhabaa in Villa Somalia ay Daaha Gadaaahiisa Ka Riixeyso in Ergay Loo Magacaabo Cabdiweli Gaas.

Macluumaad hordhac ah ayaa laga helayaa qorshe ay Villa Somalia daaha gadaashisaa ka hageyso in Ergay loo magacaabo Madaxweyhinii hore Puntland soo noqday Wasiirka 1-aad Dowlada Federaalka Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas), in loo magacaabo Ergayga gaar*** SII AKHRI ***

Maamulka Puntland oo Loogu Baaqay in Dastuurkeeda ka Dhigto mid La Jaan-qaadi kara kan Federaalka..

Kadib markii talaabooyin khaldan oo lagu qoray Dastuurka Puntland ayaa waxaa soo shaac baxaayay Baaqyo sanadihii ugu dambeeyay ka soo yeerayay Waxgaradka Puntland kuna aadan iney diidan yihiin qorshaha Gooni u istaag, iyadoo ku baaqay in wax ka bede*** SII AKHRI ***

Somalia & UK oo Shir Gudoomiyay Madal looga Doodayay ilaalinta Bulshada ay Sameeyeen Colaadaha..

Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa Kulan ay Howlwadeenada Dowladaha Somalia iyo UK ay magaalada London si wadajir ugu shir gudoomiyeen madal heersare ah oo ku saabsan ilaalinta bulshada ay saameeyeen marxaladaha nuglaanta iyo colaaduhu, iyadoo Kula*** SII AKHRI ***