Dagaal u Dhaxeeya Maamulka Jubbaland & kuwa Dowlada Federaalka oo ka socda Magaalada Baardheere…

Warar hordhac ayas laga helayaa degaal khasaare geystay una dhaxeeya Ciidamada Dowkada Federaalka iyo kuwo taageersan Maamulka Axmed Madoobe ee Jubbland uu ka socdo magaalada Baardherre kaasoo khasaare dhimasho iyo dhaawacba soo kala gaaray dhinacy*** SII AKHRI ***

Khasaaaha ka dhashay Dirirta u Dhaxeysa Xoogaga Amaanka Puntland iyo Kooxda Daacish…

Macluumaad hordhac ah ayaa laga helayaa Dagaal u dhex maray Xoogaga Amaanka Puntland iyo maleeshiyaadka Daacishta Somalia oo ka dhacay Degaanno ka tirsan buuraha Calmiskaad ee Gobolka Bari, iyadoo la tilmaamay in Dirirtaan ay aheyd ahaa mid ugu adke*** SII AKHRI ***

Wasiirka Caafimaadka Oo laga Hor-istaagay Qorshe Dhaqaale Urursi ah oo Dood Dhaliyay..

Faanfaahino ayaa laga helayaa qoraal ay ku joojisay Wasaarada Maaliyada lacago si qasab ah looga qaadi lahaa Rakaabka ka baxaaya iyo kuwa ka soo degaaya Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Mogadishu si loogu qasbo iney qaataan Buuga Caafimaadka uuna s*** SII AKHRI ***