Kooxda Argagixisada Shababka oo 3-Ganacsato ah ku Dileen Degmada Hodan & Sababta..
Faahfaahino dheeraad ah ayaa laga helayaa weerar Dabley ku hubeysan Bastoolado oo daacad u ah Kooxda Argagixisada Shabaabka ka tirsan ay shalay ka fuliyeen Xaafadda Soona-key Degmada Hodan ee magaalada Muqdisho, waxaana ka dhashay Khasaare Dhimash*** SII AKHRI ***