Ma Dhabaa in Garsoorayaashii Maxkamada Ciidamada Puntland Shaqo Joojin lagu Sameeyay..
Dhawaan ayeey aheyd markii Elwad Elman ay Golaha Amaanka Qaramada Midoobay ka jeedisay Warbixin ka hadleysa Caruur dilal toogasho ah oo Maxkamada Ciidamada & Maamulka Puntland ku fuliyeen, iyadoo aan lagala tashan Dowlada Federaalka, talabaadan *** SII AKHRI ***