Dabley Hubeysan Dad Rayid ah Ku Dilay Nawaaxiga Degmada Cadale..
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa Dabley hubeysan ay hiirtii hore ee saakay ku dileen 2-Qof oo Rayid ah mid ka mid ah Degaanada Koogaar ama Burdheere oo hoostaga Degmada Cadale ee Gobolka Shabeelada Dhexe, iyadoo loo aaneynaayo Aano Beeleed.*** SII AKHRI ***