Is-Qabqabsi & Khilaafyo Hareeyay Isbedelada Lagu Sameynaayo Xilalka Dowladda & Sababaha..
Waxaa maalmihii lasoo dhaafay soo baxayay khilaaf hoose oo salka ku haya isbedelo lagu sameynaayo Xilalka Wasiirada, Kuxigeenadooda, Hogaanada Ciidamada Boliiska, Xooga Dalka iyo Gudoomiyaha Gobolka Benaadir, waxaana ka dhashay jahwareer iyo is qabq*** SII AKHRI ***