Boliiska USA Oo Xabsiga u Taxaabay Nin Soomaali oo lagu Eedeeyay inuu Ku Biiri rabay Kooxda Daacishta..
Faahfaahino dheeraad ah ayaa laga helayaa Nin Soomaali ah oo ku nool magaalada Minneapolis oo lagu eedeeyay inuu muujiyay taageero weerarkii gaari xamuul ee ka dhacay New Orleans, kaasoo ay ku dhinteen 14 qof, ayaa lagu eedeeyay inuu isku dayay inuu*** SII AKHRI ***