Villa Somalia Oo Cabsi Xoogan ka Qaaday Ololaha Mooshinka ee Xil ka Qaadista Wasiirka 1-aad..
Macluumaad dheeraad ah ayaa laga helayaa kulan u qabsoomi lahaa Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka kaasoo shalay ku guuldarreystay inuu yeesho fadhi rasmi ah sababo la xiriira kooram la’aan, taasoo dib u dhigtay howlaha sharci-dejinta ee muhiim*** SII AKHRI ***