Mas’uuliyiin cusub Oo Loo Magacaabay Agaasinka Canshuuraha Beriga ee Wasaarada Maaliyada..
Qoraal ka soo baxay Wasaarada Maaliyada ayaa lagu magacaabay Agaasimaha Iyo Kuxigeenkiisa ee Canshuuraha Beriga kadib markii Maamulka Villa Somalia ay oggolaatay magacaabistaan KMG ah, iyadoo uu xilkaan muddo 7-sano iyo dheeraad uu hayay Agaasimihii*** SII AKHRI ***