Gudoomiye Kuxigeenkii Degmada Wanla weyn oo la Dilay & Sababta..
Warar dheeraad ah laga helayaa colaad gaamurtay iyo is-ugaarsi u dhaxeeya Beelo wada dega Degmada Wanla weyn kuwaasoo muddo soo jiitameysay isla markaasna Dowlad Goboleedka iyo Dowlada Federaalka ka gaabiyeen iney heshiis dhex dhigaan Labadaan *** SII AKHRI ***