Maxaa Sababay Dib u Gurashada & Hakinta Howlgaladii Xoogaga Puntland ee Dhanka ka aheyd Kooxda Daacishta..

Warbixin welwel xambaarsan ayaa daaha ka rogeysa in Maamulka Deni ee Puntland uu ku amray iney dib uga soo gurtaan Xoogaga Amaanka ee Howlgalada ka waday Dhulka Buralayda ee Cal-miskaad dhanka ka aheyd Maleeshiyaadka kooxda Daacishta kaasoo muddo 3-*** SII AKHRI ***